Xog ku aadan Qodobo Xasaasi ah oo qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada kala hadleen Wakiilada Beesha Caalamka

Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya waxaa ku sugan qaar kamid ah Madaxda maamul goboleedyada dalka ka jira, Madaxdan ayaana kulamo kala duwan la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Nairobi jooga. Madaxda Maamul goboleedyada ee ku sugan magaalada Nairobi ayaa kala ah Madaxweynayaasha Jubbaland, Galmudug iyo Puntland, waxa ayna Madaxdan kulamo kala duwan la qaateen … Continue reading Xog ku aadan Qodobo Xasaasi ah oo qaar kamid ah Madaxda Maamul goboleedyada kala hadleen Wakiilada Beesha Caalamka